VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Gayaan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Nimcaan Hilaac
Gayaan

Gayaanka dhamaan
Gabadhaan ka xushee
Aan guursan lahaa
X2

Darteed gacalada
Goortii aan eegaba
Gabay yar iyo heesaha
Guud keeda kutaxaye
X2

Guulow rabiyow farxad
Aan gaboobayn wiilal iyo
Gabdhaba guri gayagu
Buuxsamo ilaahow na
Gaadhsii x2

Gaban maayo cashaqu
Ma gaboobo waligiis
Wuu kudaba gucleeyaa
X2

Gabal dhac iyo waaberi
Kolkaan gama'iraahdaba
Wadnuhuu gilgilayaa
Waana gooni meeraa
X2

Guulow rabiyow farxad
Aan gaboobayn wiilal iyo
Gabdhaba guri gayagu
Buuxsamo ilaahow na
Gaadhsii x2

codkii Nimcaan Hilaac