bartay noloshii cusbayd
waxay furtay buug kaloo
waxbaa isa kay badalay
ka baxay hawadii adkayd
wakhtigu baribuu adkaa
haduuse baarwaaqo dhalee
waxaa batay guulahee
qoftiii dan ibaajin jiraye
burqadeen wabiyaal xidhnaa
jaceyl xuni waa balee
ka raystay bukaanadii
baraarugayoo ilbaxay
ka raystay bukaanadii
baraarugayoo ilbaxay
hadaan bini aadan helay
bashaasha oo iifurfuran
cid kale uma baahan karo
beertii naxariistaan galayee
hadaan boqol jeer farxayee
boqrani dunideydiiyeey
adaa ibad baadiyee
qalbiga bilataye la joog
burqadeen wabiyaal xidhnaa
jaceyl xuni waa balee
ka raystay bukaanadii
baraarugayoo ilbaxay
baraarugayoo ilbaxay
burqadeen wabiyaal xidhnaa
jaceyl xuni waa balee
ka raystay bukaanadii
baraarugayoo il baxay
baraarugayoo ilbxay

Exit mobile version