hanuunanin hilooy
nabadii hirgalii
hankaad imigaad
cishaba dhoqde
anoon hilabin
nabadii hirgalin
hiraabkii milgoo
cishaba dhoqde

hagaajiyo hagaajii
hogaankana noo hay
horaa loo hardii
haboon no hagee

midnimo waa lama huraan
hore aan u soconee
hormar aan hiigsane
hadafkeen no aste

halii maandeeqa
hataa nin haletee
ameel ii hanweyn
aa meel ku qiyaas

somalidee halidee
inay is helidee
kumaan inageen
waa la isku hilmaame

Exit mobile version