Dhalashada cadceedyahey
Dhirta ubaxa laamaha
Dharabkii kuyaaliyo
Dhadadii Dhadadii kameydhaay
Dhibicyahey abaartiyo
Dhulka siigadii tiil
ka Dhaqdee kameydhaay
soow Dhaayaheygiyo
Dhiigeygi maad noqon
soow Dhuuxa xoosiyo kuma
Uumnid dhuumaha
Soow Kuma Dhaweystoo
Dhiggaa kaalamaan bixin
Dhaban qurux leh iyo jaah
Dharar muuq leh iyo joog
Dhaqan iyo asluub badan
Sooma Dheerid kheerkaa

Xamda Queen
Dhaadashada haldooryahow
Dadka iyo Dhulkiisaba
Naxastiisa Dhowree
Karti loo Dhameeyoow
Dhalashada halyeyoow
Aniga iyo Dhashiisaba
Dhibta naga ilaalshoow
Soow Dhuuxa hoosiyo
Kuma umnid Dhuumaha
Soow maanka diiftiyo
Kama bi’isid Dheelida
Soow Dhuuxa hoosiyo
Kuma furnid Dhuumaha

lyrics by liibanadan

Exit mobile version