VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sirtaadan kaydiya - Lyrics

nimcaan kuu sahadiyaa sareedaan kula rabaa sunbaad ii qoosheysaa samaanbaan kuu wadaa sokeeyaan kuu arkaa anaa siriq ii dhigtaa 2x saadhibaad igu hodaa sakiinbaad qaadataa halkaan ka nuglaa sartaa sanduuqbaan kuu ahaa sirtaadaan keydiyaa sanduuqbaan kuu ahaa sirtaadaan keydiyaa suuqaad teydana wadaa suuqaad teydana wadaayee 2x intaa waan kuu samraa intaa intaa waan kuu samraa dulqaadbaan kugu sabaa misana waad ka sii dartaa misana misana misana waa sii dartaa misana waa ka sii dartaa 2x salaanbaan kuu dhigaa korbaan kuu sii wadaa salkaad ila doonasaayee si aanan kuu baxshaa sakasho waan kaa duwaa suulkaad ana iga xidhaa 2x sinbaan u qeybsanaa sadkaagaan kuu hayaa intaydaad saydhisaa sentiga adi kuu kordhaa saacidbaan farac dhahaa sentiga adi kuu kordhaa saacidbaan farac dhahaa saboolbaad ila rabtaa way way saboolbaad ila rabtaa intaa waan kuu samraa intaa intaa waan kuu samraa dulqaadbaan kugu sabaa misana waad ka sii dartaa misana misana misana waa sii dartaa misana waa sii dartaa 2x
Queue is empty
-- / --