VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sirtaadan kaydiya mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Nimcaan Hilaac
Sirtaadan kaydiya

nimcaan kuu sahadiyaa
sareedaan kula rabaa
sunbaad ii qoosheysaa
samaanbaan kuu wadaa
sokeeyaan kuu arkaa
anaa siriq ii dhigtaa
2x

saadhibaad igu hodaa
sakiinbaad qaadataa
halkaan ka nuglaa sartaa
sanduuqbaan kuu ahaa
sirtaadaan keydiyaa
sanduuqbaan kuu ahaa
sirtaadaan keydiyaa
suuqaad teydana wadaa
suuqaad teydana wadaayee
2x

intaa waan kuu samraa intaa
intaa waan kuu samraa
dulqaadbaan kugu sabaa
misana waad ka sii dartaa
misana misana
misana waa sii dartaa
misana waa ka sii dartaa
2x

salaanbaan kuu dhigaa
korbaan kuu sii wadaa
salkaad ila doonasaayee
si aanan kuu baxshaa
sakasho waan kaa duwaa
suulkaad ana iga xidhaa
2x

sinbaan u qeybsanaa
sadkaagaan kuu hayaa
intaydaad saydhisaa
sentiga adi kuu kordhaa
saacidbaan farac dhahaa
sentiga adi kuu kordhaa
saacidbaan farac dhahaa
saboolbaad ila rabtaa way way
saboolbaad ila rabtaa

intaa waan kuu samraa intaa
intaa waan kuu samraa
dulqaadbaan kugu sabaa
misana waad ka sii dartaa
misana misana
misana waa sii dartaa
misana waa sii dartaa
2x

codkii Nimcaan Hilaac