wahay walbahaarka jacaylka xaquye waabayda suntisa waraaqa iyo taaha xanuunka 2x Waxyeelada gaadhay korkayga wadnaha bal itaabo garaaca wajiga ka akhriso dhibtiisa 2x Waanada iga qaado sucaaday wanaaga laqaybso Naftayda kawargali Qalbigaaga jacelka wey jaceylka Waraabi hankaaga jaceylka xubnaha wadayaasha dareenka waynee wacadkii dhexdeena 2x
Lyrics by: khalidinho