VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sucaad mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Nimcaan Hilaac
Sucaad
wahay walbahaarka jacaylka
xaquye waabayda suntisa
waraaqa iyo taaha xanuunka 2x

Waxyeelada gaadhay korkayga
wadnaha bal itaabo garaaca
wajiga ka akhriso dhibtiisa 2x 

Waanada iga qaado sucaaday
wanaaga laqaybso Naftayda 
kawargali Qalbigaaga jacelka wey jaceylka

Waraabi hankaaga jaceylka
xubnaha wadayaasha dareenka
waynee wacadkii dhexdeena 2x

 

Lyrics by: khalidinho
codkii Nimcaan Hilaac