baadi goonkii yurubiyo
baryo xiisaheedii
adigaa bogaansho
iidiray badweyntee
hadii uu yar baaqsadey
sharcigii badloo maray
baryahanba saaxiib
balafban maqlaayee
waligaaba beydh beydh
ama baarcadeeyoo
bardow waan kujecelehee
hayga jarin bariidada
ruix ubaahduunbaa ogee
barafkaa dhacaayee
bini aadam daayoo
bahalihii kahoydeen
bacadbaabu inan yahay
dabkan iga baxaayee
kolba baahidiisii
ma anaa wax tabashada
naf jaceyl bainayaa
baryahanba saaxiib
balaf baan maqlaayee
waligaaba baydh baydh
ama baarcadeeyoo
bardow waan kujecelehee
hayga jarin bariidada
ruux ubaahduunbaa ogee
waligii ma baaba.o
mana baxo jaceylkuye
marka hore ubiyo dhigii
kumaan baal maraayee
bogahaan dhayiyaayiyo
haygu kicinin baashow
beerkaa xanuun jira
baryahanba saaxiib
balafbaan maqlaayee
waligaaba baydh baydh
ama baar cadeeyoo
bardow waan kujecelahee
hayga jarin bariidada ruux ubaahduunbaa ogey

Exit mobile version