Xasuusta Ayaamo
Aan xadhibnaa
Xanuunka jaceylka
Xoogu ubadnaa

Anoo xayirnaa
Dartaa xawilnaa
Xogtayda iyo
Xalkaan ku sugnaa
Ahayd mid xumayd
Xasaasi ahayd
Adaa xuladkii
Xandeeda dhumiyoo

Xalaal dhaladee
Xalaawatul loos
Waxaad  xubiyee
ku taal xabadkee

Ishii xabisneed
Xureesay hadeer
Xur baad tahay
Dharxishoodka habee
Hanoo xafidee
Dhankaaga xumeey

Exit mobile version