gaaridii haween
guyaal iyo guyaal
ka dhex goobayaaye

xishood gaara iyo
maamuus gobeed
rabi kugu galadaaye

geestaada aniguna
u gudoontayoo
waan kugu gam ee

gacal iyo xigaal
guntu u gaabanoo
farxadii gayiga
lagu soo galbiyo
gacalooy ahaw

geen yadaan bulshaba
gaar uga xushaay
jacayl aan go ayyn

midaan guun ahayn
aan gaagaxayn
ii kaa gal yoo

guri barwaaqiyoo
gal xareedi taal
gaaf iyo aroos
aan kula galee

by masuul.com

Exit mobile version