walaw aynu dookhiyo
damqashada ka simanahay
qalbi kuu darsadaybaa
kalinimo dareemee

ana doonistaadii
jidhku way dubaaxshayo
nafta dabar ku xidhatoo
kaa jeclaaday dumarkee

adigaan dusiiniyo
kaa helay daryeeloo

Exit mobile version