sahraay xidigtaydiyeey
xareed iy roob da'aay
xiskayga adaa dhayoo
adaan kugu xidhay qalbiga
xariir iyo luul ifaay
adaa xididada jidhkiyo
ku xidhan beerkiyo wadnaha

waxaad tahay xuural cayn
xayaatada taan taboo
kashaan love kuu dhigayee

xiskayga qaboojiyaay
kashaa kuu xiistayoo
xanaanay kaa rabtaa

sahraay hanashada xiskaay
hablaha taan soo xushaaay
naftaydaan kugu xidhoo
xagaaga u soo go'dee

Exit mobile version