sida tahay hilaac iyo daruur
hanaan quruxsanay adaan kaaheloo
hadimada cishqiga habeen iyo dharaar
naftu haybisaa ku hawaawidaa
markaan galo hurdada hadalkaaga
iyo hugunbaa iibaxo ku habaaabayaa
hoobey hoobey hilayooo ala hoobeeley

qurux lagu hirtiyo dhaqan lagu hubaa
haybad iyo xishood adigaa hantee
hoobaan gobiyo malab igu jiqay
adiguna haboon heesaha jacayl
hoobey hoobey hilayooo ala hoobeeley
hooyoo dhan heesaha jacayl
aan kugu habee hirwada ilaqaad
hoobey hoobey hilayooo ala hoobeeley

hoobaladayooy hoobalow heelada
waxaad tahay horyaal hablahaad
hoodiyo nasiibkii adigaa heloo
gidigood haween adigaa uhormoodee
waxaad tahay haldhaa dumar ugu haboon
ana kugu hadroo ihaleel jacayl
sidii haadka oo hiyi kacay dartaa
hoobey hoobey hilayooo ala hoobeeley
hoobaleywo hoobolow heelada
kaqarin ninkiidee haqarin
hoobey hoobey hilayooo ala hoobeeley
hoobaleyow hoobolow heelada
ka qarin ninkeedii haka qarin
hoobey hoobey hilayooo ala hoobeeley

Exit mobile version