wacyiba ruuxaan ogayn
ayaan weeyidaa uun hayaayoo
wacan aan umalaynayaa
naftaydu waxay rabtiyo
danbaan islaawasanoo
wareegtida maalmihiyo
wakhtigu soo laaban maayee
waxaraa igu tumanayoo
hadhbaan lawadaagayaa
waagii kuusoo baryana
waxbuu kuu sheegayaa
jacaylka mid wiiqayoon
aniga igu wiirsadaan
wanaaga la doonayaa
waanaduu igu diidan yahay

wiglaba ruuxaan aqoon
ayaan wililigo hayaayoo
waanada wehel uga dhigataa
wanjalay cadowgay wataan
warmaha iga doonayoo
indhaha ruuxwaayeybaa
ileen waaba ubaryine
qofaan islahaa heloo
waydbaan shillis moodayaa
waagii kuusoo baryana
waxbuu kuu sheegayaaye
jacaylka mid wiiqayoon
aniga igu wiirsadaan
wanaaga la doonayaa
waanaduu igu diidanyahay

Exit mobile version