beer kuu baxdoo kuu bislaatee
asay ma loo dayn karaayee
baamiye buuxaas soo banaysaha
beerta dadoo

bashaashaha wee barada dheel
waan kuu buseelee barada dheel
bishaarataadaa badankay ku yaala
barkin i sii

bukaan jacaylaa yaa i bugayee
baxarkii jacaylbaan ku dhacay
barigii bildhaantaada arkayaa
bishaar naftaydaa malab loo lulee
ila baxee

Exit mobile version