Nacaska iyo fariidkuba
midba nidarki uu galay
siduu ugu nagaahiray
ayuu ugu nimceesta
nabsi ki dhiig geystayna
naasnaasinaaye naasnaasinaaye
naxdin adiga kugu timid
ana wey igu nudantee
sideen kugu necbaada

naqa ruux ku noolihi
neecaawda uma baxo
ana waan u nugulahay
natiqnimadu waxey tahay
nabar guriga ku da,o
naxdin laguma dorsado
naftu wey ku jeceshee
adna nudubi ha u noqon
iyo nacab shisheeyaa

Exit mobile version