jirka oo habeen helay
jarar iyo afdheer
jiifaan biyihiyoo
rahu jawda ku hayaa
oon jiiqda iyo hawdkana
jahi geed ku dhuuntiyo
jirab aad ka baqayn
cidi juuqba kuu odhan
jaliil mahadii weeyaan
hadii jiidii nabad tahay
jabadkaan ku ababayna
markaan jaanta soo dhigay
aan jiifba ladayoo

jirka oo habeen helay
jarar iyo afdheer
jiifaan biyihiyoo
rahu jawda ku hayaa
oon jiiqda iyo hawdkana
jahi geed ku dhuuntiyo
jirab aad ka baqayn
cidi juuqba kuu odhan
jaliil mahadii weeyaan
hadii jiidii nabad tahay
jabadkaan ku ababayna
markaan jaanta soo dhigay
aan jiifba ladayoo

Exit mobile version