Abshirayso jacaylkaan
Inan yahay abuurnay
Ku arwaax libintiisa
Oo adkee balankeena
X2

Ubaxaynu talaalnay
Ku ildoogsi mooyee
Uma fiicna jaristee
Waan adkeen balan-
Teena x2

Yuu abaarsan jacayl
Kuye u waraabi sidii
Ubax una dhowr sidii
Ubad x2

Jacayl intifaac leh
Hadaan aasaasnay
Waan ilaalin dhan
Kayga x2

Ku iloow ku iloow
Ku iloow ku iloow
Nacab keen ku ilow
Udub kaynu taagnay
Ku ilow noloshaynu
Asteenay ku ilooow
Ugaasoy farxadeena
Ku ilow x2

Ku iloow ku iloow
Ku iloow ku iloow
Nacab keen ku ilow
Udub kaynu taagnay
Ku ilow noloshaynu
Asteenay ku ilooow
Ugaasow farxadena
Ku ilow x2

Exit mobile version