Nabad Ruux Dhadhamiyaa
Dhibta Uma Badheedhe
Caqligii Dhamaysaa
Dhagartaba ka Faane

Wadaniga Dhabtaaba
Dhisi Kara Dalkiise

Dhoofkii Ku Maqanoow
Dhulku Aduu Ku Sugayaa
U Dhaqaaqa Qurbajoog
Ha Dhagaysan Sheekee

Dhaayaha Kusooo Arag
Arligaad ku Dhalatey
Dhaayaha Kusoo Arag
Halkii Aad u Dhalatay

Ruuuxan Dhul Marinbaa
Dhaaye Maleh la Idhiyo
Dhaqankiyo Aqoontaa
Leys Dhaafsadaaye
Wax Dalka Ka Dhiman iyo
Khibradbaa La Dheegtaa

Wadaniga Dhabtaaba
Dhisi Kara Dalkiise

Dhoofkii Ku Maqanoow
Dhulku Aduu Ku Sugayaa
U Dhaqaaqa Qurbajoog
Ha Dhagaysan Sheekee

Dhaayaha Kusooo Arag
Arligaad ku Dhalatey
Dhaayaha Kusoo Arag
Halkii Aad u Dhalatay

Exit mobile version