arin ila gudboonbaa
i gubaysa waayadan
aan la gaabsanaaya
gabanaata maantee

waan godoo dartaayo
gooni socod ahaaye
kuma goynin aniguye
jacaylbaan la golongolay

garashadeeni
waxa kala gaysay
inaan ku helaayo
gogol wadaagnee
ana garaadkaa
gaabsiba daayoo
soo noqo gudonshoo
soo gaba gabee

sida aar gurxamayaa
lagu galay godkiisii
lagu ganay gantaalaha
ayaad giir ka kicisee

maxaad igu galaysaa
isha iigu gubaysaa
gam'a iiba diidee
jacaylbaan la golongolay

Exit mobile version