Dareen kaanu daacad bee
Maxaa tiraa daryeel caashaq baa Tuhun Tumisaye
Iga durug nin yahow
Kolkaan dulqaataa
Daadhihi iraa
Dabeecad xumaa
Isla darisaayee
Iga durug iga durug haa haa
Iga durug nin yahow
Kolkaan anigu Diyaarad
Raacaa Adna gaari doqon
Dameeer soo fooshaaye
Iga durug waryaa hee
Iga durug nin/wiil yhow
Kolkaan darajada waa
Dictor iraa uu xilkaan
U deqay uu ceeb u daadshay
Iga durug nin yahow
Waxaan daneynayaa adna
Deyrisaa waxaan diidayaa
U dabaaq dantaayee
Iga durug iga durug
Tag tag iga durug iga durug
Bax bax iga durug wiil yhow
Markaan anigu diyaarad
Raacaa adna gaari doqon dameer so fushaayee
Iga durug iga durug
Waryaahe iga durug wiil yhw.
Lyrics: by Abdi deeq