sadriga dookheee sida maanka
raga kaaga soocdee ku sasabay nafta
wehel suuban nin samaanloo
sida axdiga noqon saan rabay

adaa saskaygiyo noqday saan rabay
sifadaadaan saaka la soo kacay
caashaq sahanoo sadrigaa galay
saaxibtaa ruma sinta kula sida

jacaylkaygii baad tahay siba kuuma dhaafee
sadrigaaga meel wacan ii sifee xabiibii

uuuuuuuuuhuu xabiiibii aaaaaaaaaahaaa macaaneey

i saar laabta waad i sidataa
samaan wadaagnee dhaayahaygow

suuradaada wacanbaan ku siyaadee
hani waan ku jecelee soo dhawee

Exit mobile version