Kolkaa laabtayda taalay
Ubaxa aan kuu lulaayay
Sawdigii wiilow kibraayee
Kol kol igu qoslaayee

Kolkaa laabtayda taalay
Ubaxa aan kuu lulaayay
Sawdigii wiilow kibraayee
Kol kol igu qoslaayee

Kolkaan kaa ladnaaday
Adiga kaarku kuu bilawday
Xiskii kol hore dhamaaday
Ayaa kaw kuu ahaatee

Kolkaan kaa ladnaaday
Adiga kaarku kuu bilawday
Xiskii kol hore dhamaaday
Ayaa kaw kuu ahaatee

Kaafayoo dhaxamaha
Naftaadana kaafi maanta
U sheeg inaan kaa bogsoodoon
Kolnaba aan kuu naxaynin

Kaafayoo dhaxamaha
Naftaadana kaafi maanta
U sheeg inaan kaa bogsoodoon
Kolnaba kuu naxaynin

Kaafayoo dhaxamaha
Naftaadana kaafi maanta
U sheeg inaan kaa bogsoodoon
Kolnaba aan kuu naxaynin

Kaafayoo dhaxamaha
Naftaadana kaafi maanta
U sheeg inaan kaa bogsoodoon
Kolnaba kuu naxaynin

Kolkaan ku lahaa xabiibi
Adiga kali kuu ahaaday
Kalsoonidii waad xumaysayee
Waar hooyadaa xumee

Kolkaan ku lahaa xabiibi
Adiga kali kuu ahaaday
Kalsoonidii waad xumaysayee
Waar hooyadaa xumee

Kolkaan hurdadii laduu
Kayaro saamalayl bilawday
Kashii xidhiidhkaada buuxday
Aduu kugu wareegay maantee

Kolkaan hurdadii laduu
Kayaro saamalayl bilawday
Kashii xidhiidhkaada buuxday
Aduu kugu wareegay maantee

Kaafayoo dhaxamaha
Naftaadana kaafi maanta
U sheeg inaan kaa bogsoodoon
Kolnaba aan kuu naxaynin

Kaafayoo dhaxamaha
Naftaadana kaafi maanta
U sheeg inaan kaa bogsoodoon
Kolnaba kuu naxaynin

Kaafayoo dhaxamaha
Naftaadana kaafi maanta
U sheeg inaan kaa bogsoodoon
Kolnaba aan kuu naxaynin

Kaafayoo dhaxamaha
Naftaadana kaafi maanta
U sheeg inaan kaa bogsoodoon
Kolnaba kuu naxaynin

Exit mobile version