ninkaa shacab walaala
gondoshaa rug kala xidhay
cadowgana la showree
ushirqoolay nacabkoow
war xun sheeg lagu sheeg
wadanigu ku shaaciye
inaad sheer utahay xumoo
shuxshuux dii horeetee
dadyow lagu shibsiiyiyo
shukadii la saaraa
shiraaca aan ka feydee
war xun sheegow lagu sheeg
inaad sheer utahay xumoo
ninkaa ay shidneed utahay
maqsin uu ku shaahoo
shaqaqadii timaadanaa
beelaha ukala shidaaa
war xun sheegow lagu sheeg
wadanigu ku sheegee
inaad sheer uatahay xumoo
shamsaada dusheenaa
shucaacaa ileyskiyo
shacnigaan ka muuqdaa
sharcibey ku joogaan
war xun sheegow lagu sheeg
wadanigu ku sheegee
inaad sheer uatahay xumoo

Exit mobile version