ma qaadi karo jacayl
maa qaadi karo
ii qosol ii qardee

qorshayn maayoo
hiigsi la quboo
waan qancay aniguye

qaabili maayoo
ruux qudhayda
qandho la raboo
waan qancay aniguye

qurxin maayoo
rajo qbyowdoo
qiiro uun sidatee

qajeeloo hawl kaligay
qabee qalbigii bogsooday
qushuuc kale uma quudhee
qudhaydani qabawday

Exit mobile version