jaceyl kani gantaha dhigay
sida geed udhalaybaa
iguhaadinaayo gaydhan
iigun wacane
maxaan guuraha habeen
dhulkoo gudcuroo madow
galmaxsademe maxaan dul tagay
ku goohay waxaanan garan
calafka guulaa hayoo
nasiib iima gaynayee
mar ila hadal garashadaa
anuu baa kugu gafee

hadaan shalay nafsi kaa galay
gocashaa qabaayoo
galab raadiskaagiyo
aragaaga jecelahay

maxaan sida goronyo cowl
anigu gaalaa rugmaday
gadaal dib u soo noqdoo
hadan juu kudi abaal
calaf kuula haayo nasiib
ima gaynayee mar ila hadal garashadaa
anuubaa kugu gafee

Exit mobile version