Hankayga adaa udooran
Adaa hurdada udiida
Sidii damalkii hareeya
X2

Adaa daacad ii hogansha
Hiyiga dirqiyoo kaxeeya
Ku howlan daremadada
Intaa hibashada kuDayra
X2

Adaa dookhayga heesta
Niyada dowriyoo diraaya
Hawaawi adaa ku beera
Hubaal adigaa damqaya
X2

Adaa hamigayga dooja
Adaa hogol ii daroora
Ku beertay hanan sankaga
Haraad iyo xanun dakaama
X2

Hub qaadkiyo dabeeca-
Daada hadalka dabacsan
Iyo oraahda hubaal diintiyo
Akhalaqda ayaad damac
Ii horseeda
X2

Adaa dookhayga heesta
Niyada dowriyoo diraaya
Hawaawi adaa ku beera
Hubaal adigaa damqaaya
X2

Exit mobile version