markaan ku jeclaaday
adiga jees jees
qalbiga jabiyee

intaa aan janada
een oon la jiifsaday
ma maraan aan jarayba
isoo jamanaysa

jabkii ma ilaawinee
jacdii iu taale
halkaaga iga joog
kala jarasho weeye

markaan ku agjoogey
adiga jaqafsadaay
adiga jiidh jiidh
nabad jaraaye

intaa aan ku jiirayabay
ee aan ku jeelay
ma maraan jiahaysataba
isoo jujuubaysa

jabkii ma ilaawinee
jacdii iu taale
halkaaga iga joog
kala jarasho weeye

Exit mobile version