ninka marwadii uu qabay
mariin uu siiya iyo masruufkedi
gabay hadana meer meerayee
midkale ii doona yidhi
fayoobi miyuu qabaa
mayya yaabnaye
meherkii horoo dayacan
tukale muu wadi kara

sidaaweeyoo minyaroo
minwaynuun looga dhigo
jacaylkaa yidhi magayo

kalgacal mudo soo tirsaday
meeshuu calafkii ku furay
adoo midigta u fadhiya
mataan wada yeelane
martida iga durug ku tidhi
miyaad soo dhawayn karta
martaan caashaqii ka dhigay
dareenku mayeelayaa

Exit mobile version