rajada noloshaan dhamaan
dhamaan rabitaane raxmada
caashaqan caashaqan kareebin

kareebin qof loole ragbakad
kad hanataa aduunka ureene
raxmada caashaqan kareebin

rubadka iyo berka jacalka ragaadshay
riyaaq bohol yawga naftayda rafaaday
ruclada orodkayga orodkaygan
risdoogale ogaanshan

ruuxda iyo hiiganrafiq
ku bidaaya aduu ku
rabaaye run maaduugu
baaqi bal uukugu rayne
rug maad uyagleeshid

reexanta udgoon naf luhu
ku riyaaqe roobkan dayaa
ramaadkuu ku baxaaye
rixinkii kugu dheersan
saw ma raacdo naftaadu

riyadanqalbigayan ku
abuurtay rugtee dulashay
raalida nabdigaygan rabsha
dahan ka ahaane ruuxadan
iyo hiigan rafiiq ku bidaaya
aduuku rabaaye runmaad
uugu baaqi baluukugu rayne
rug maaduy galeeshi

Exit mobile version