aduun ayu waa sagaaloo sadkeedu mabuuxsamoo
qabyaday usamaysan tahay

qadarka masaluugayee sahwigay
waxa iigu wacan naftaan sabaalinayaa
rajo ayaan saadaaliyaa siraad baxayaan
arkaa iftiinbaa iisawiran

adaankuu soo socdaa hadana kaa
sii socdaa jacalbaankuusidaa
hadanakaa sii sidaa hadiin aanku sinlaha
sideenkugu maaninaa bilood igusay dhisaa

ayaamuhu waysocdaano waxaan sugayaa
dharaar sahanbaan wali dhawrayaa
sibaan wax usheegayaa hadana
waan sarbeebayaa inaanseexadan
rabaa hadana waan salalayaa

halkaan salka dhigalahaaban wali seegayaa
adaankuusoo socdaa hadanakaasiisocdaa
jacalbaankuu sidaa hadana kaasii sidaa
hadaaanku siina lahaa maxaanku gu aaminaa
bilaada igu say dhisaa

Exit mobile version