hadii aad jarmaato
jaceylkeenii burisay
adigoon jixin jixin
hadaad joogoba daysyay
cakuye jabkayga
jano adigu moodoo
jiro aad igu abuurtoo
jalkii qaadan waayay
markaaad jibaaxdaad
kaa dhayaa jaleecadaa
inkastoon jiranoo
awgaa usoo jabay
noloshayda kaa jaray

hadii aad jikaar iyo
joojoobaadan noostoo
jir jirooole qaabkii
hadaad jaanta ii rogiii
markaan kuu jiboodaan
jawi kale samay see
nabsigu haduu jiro
jawaabtiisa waad heli
markd jibaaxdaan
kaa dhayaa jaleecada
inkastoon jirabanahoo
awgaa usoo jabey
noloshayda kaa jaray

Exit mobile version