dareen iyo taran jacayl ayaa i ritoo habeen
umaan ladin umaan ladin raaxa jiif
qalbigan reemeen bogsoon ruuxdan dhibane
bogsoon adaa riiqoo dabree dawee rubadaad
ku taal
dhigaa raga aynigaaga ah adaan rajo kaa qabee
hadmaan kugu raysano riyaday rumayn
riyaaq iyo damac lamaan ayaa i dhiboo runtii
kamaan nasan reen jacayl
busayl raagoon ba ayn niyadan niyadan roganen
qancayn adaa ridayoo damqee dabiib qalbigan
ku raba

Exit mobile version