2xAduunyadu waa dhambaal
Dharaarba warbaad heshaa
2x marbay dhiiin iyo naxdini adigu kugu soo dhacaan xilibay dhalashiyo farxadi adigiga soo gadhayaan
2x marbay dhayuhu arkaan aroos dhidibkii la muday dhalaalkaygi wajiga hadii uu is dhalan gadiyay
2x jacaylkaagi idhaaf idlaayo iga idlaa
2x

Exit mobile version