waahabeen sidii culay cirku saafi yahayoo ruur lagu cidaadee
goobtani carfoonaa dhalintuna cudoonaa
caleemaha lulaayee kuuwada ciyaayee farxad kula cawee
labada is caroostee calafkuna israacshoo
ubad lagu badhaadhiyo hela caano iyo wiil

Exit mobile version