Rajo rajoo saw dharaar un kama gaadho kan rabay iyo saw haben qudha wuxu wuxu kama lumo baan 2x
Sawkan roobki shalay da,ay rayskiyo baadka leh sita rucub caleen wayn laamuhu ruxmayan 2x
Ana saw yarkan rabay cashaqu ma so rido 2x
Rayigayga goormu u riyaqi dona 2x
Sawkaa sawkaa sawkan ramad guyal dhalay radsanaya hilibkii 2x
Sawkan raystay wiilki raci raci jiray horwayn gudhan 2x
Taarikhta maalmaha marixa mise waxan rumaysta inan calaf ku raage 2x
Anaa saw yarkan rabay cashaqu ma so rido 2x
Rayigayga gormu uriyaqi doona 2x

Exit mobile version