2x waxa tamar badnaadaba waxan waxaan tuuryo dheer lahaa waxaan hawliba taal anigu aan tiidsan jiray
2x wahheey maantaan tayooboo taladu iga meersantahy
2x waxaan tabayaa galgacal tusmadu aya iga fogtahay talaabo uma qaadi karo
2x waxaan tooydana ma jiro tabaaladan ii qarsoon illaah toosan ha iga dhigo

Exit mobile version