bildhaantaadi layga raacyey
booqashadaadiui layga raacyey
jaceylkaad igu beertaa
igu balaadhey haa haa
baanooy adigaa
igu beeree iga baano
waan bukaa anigu
bastey baan ahoo
waan bukaaa
bulshadu ima ogoo
waa bukaa cishqigaad
igu beertaa igu bariistoo
waan bukaaaa
hayga baydhin baby kaaly
boogtaa caashaq kaalay baano
badbaadi beerka kuu nuglaadey
habaaqan adigaan kuu buseelee
hayga baaqan ahaaaa
waan bukaa anigu waan bukaa
basteybaan ahoo waan bukaa
cishqaad igu beerto waan buakaa

Exit mobile version