anigoo cug dooney
cirka sare ku eeyoo
xaga kuula dulaa
aduumbaa iga cararoo
caasahqii dhexdeeniyo
cadadii haleeyooo
nabsi waa cadaawoo
isagaa ku ciiloo
banaan ka acidlada aa
caawaba ku taagee
waxba hay cadhoono
cuqdad ha isu beerine
caraaa edeb ilaahay
caafimad ku waaroo
canabeey ku noolow
anigoo canaaniyo
cilad ku gaadhiyo
ceeba kaa ilaashaaa
aduumbaa iscajabiyo
gacanta is cabsiyo
cisho uun dhaqaaqe
waxse aad calool yow
cagtawga ku deysaa
siduu caadil ku qoray
calaf waayi mayside

Exit mobile version