ilinaa aan daweynay
gabdho kii dalkeenana
doorkoodi noqoto
degenaan ku dhaadatoo
dulqaaad wacaniyo
dulqaad eebe siiyaay
dibnaha ma iyo
deel qaba karinoo
deeqiyooo xushoonoo
waynahoo ku daayo
deelka aykadhalatanaa
docna aan udhaafine
danbaa isiiyoo
dadbaa ii xigsiiyoo
degan ila jeclaadoo
dooqii nafteydiyoo
dareeemahaygii sudhay
degeladii taleexyiyo
mulu dacaladeedii
ama daalo iyo bari
xudun dusheedii
doogiyo barwaaqaa
dihantaa xareedii
waxa dumar duljoogee
diracoodu marayee
deeqooy bartaan tugan
midaan ka doortee
dakharada daweysana
aan daryeelabaad tahay
daaim baa isiiyayoo
dadbaa ii xigsiiyayoo
degan ila jeclaadoo
dookheygii nafteydiyoo
dareemahayii sudhayee

Exit mobile version