inan yahay wacanidaa
oo wanaag badanidaa
oo waji quruxsanaa
oo warkaagu fiicanaa
waa waxan jeclaadayo
kuugu war wareegayo
lubigaad ku nool tahee
inan yahay ila wadaag
ila wadoo ila wal waal
oo wehel caashaq ii ahow
waligeed wada jirnee
waa waxan jeclaadayoo kuugu
war wareegayoo
lubigeygaad ku weyntahee

Exit mobile version