Waxa jira wax kuu daran
Hadane kula wanagsanee
Afka hadalka weyn baa
Inan yaheey wadaayo
Ka weecan wayee….2X

Jaceyl baa I weeraray
Waqti samada furan tahayee
Anigoo war maqan baa…..2X

Ha ii qabanin waayaha
Anan noqon lahaa
Looma wecshaan
Looma soor doortaa…..2X

Waligeed ~ ~ looma ayaan
Naftaa naftaa
Naftaa wehel ku moodee ~..2X

(((BOGGA LABAAD)))

Ala wagar waxaa nan filan
Aduun waayo badanaa
Waagii baryaa iyo quraxdii
Wareeg taba ma wax yeelo
Joogtee…..2X

Jaceyl baa I weeraray
Waqti samada furan tahayee
Anigoo war maqan baa….2X

Ha ii qabanin waayaha
Anan noqon lahaa
Looma wecshaan
Looma soor doortaa….2X

Waligeed ~~ looma ayaan
Naftaa naftaa
Naftaa wehel ku moodee…..2X )))

lyrics by Dayran Omar

Exit mobile version