illaahbaa taajiroo
khayr badan baxshee
tamashleynta wacaniyo
tigaadiyo barwaaqada
abaar baa u taalee
kibir kula taraaraa
tagoogaha ku jabiiyee
haka tagin talaabada

tilmaantaada gaarkiyo
quruxdiyo tusaalaha
tii aad i yeeshaa
ii taagan anigoo
tiro aan ku soorayaa
kiir kula taraaraa
tagoogaha ku jabiyee
haka tagin talaabada

Exit mobile version