kurbo dhaafoo
kkaska deeqdoo
kaalay huunooy
kabtaan joogoo
kululaadoo
kaadsan waayee
kordhi hawshoo
kaalay huunooy
ikoolkooli
kaalay huunooy
kaydka caashaq
kaalay huunooy
igu kori kaalayy huunooy
kun ka rooneey
kaalay huunooy

kalmadaadaa
farxad keentoo
kalgacaylee
kaalay huunooy
kugu koobmoo
kaydka laabtaa
kaligaaba
kursi haysaa
ikoolkooli
kaalay huunooy
kaydka caashaq
kaalay huunooy
igu kori kaalayy huunooy
kun ka rooneey
kaalay huunooy

Exit mobile version