saawir hore naftaydaay
u ahayd sareediyo
sagal roob da aayiyoo
hadii aadan ila socon
waa salcaani jirayoo
sawirkaaga anigoon
sidan waaba lumi jirayoo
nafta maxaan sasabayoo
si kastaba is idhiyoo
wali saaxi kuu ahay
adigoon hablaha sadar
iyo saami dheerayn
hadii saatir iiqoray
inaan ad ku saacido
aniguna suleekhaay
aan kuseexdo aragaaga
adigana sidaadabaa
ducaan kugu sabootiyey
sadrigayga iyo laabtiyo
saabka feedhahaygaad
kulahayd sariiroo
anigoon kusoo arag
maan seexan jirinoo
sawirkaaga anoon sidan
waaba lumi jiray
nafta maxaan sasabayoo
sikastaba is idhiyioo
wali saaxi kuu ahay
adigoon hablaha sadar
iyo saami dheerayn
hadii saatir iiqoray
inaan adi ku saacido
aiguna sulkhaay
aan ku seexdo aragaaga
adigana sidaadaba
ducAan kugu sabotiyey
adigana sidaadaba
ducaan kusu sabootiyey