Sida sida sida sida sida
Sida labiga hawdoo
Laamihii ka hawreen
Ma muuqa dhulkiyo
Ubax laacayaa tahay
2x
Luqunta cabaadhyaha
Rabi galadiyo
Lugyeey kala hara
Markaad galac ka siiso
2x
Laqayadii jacaylkaan
Jacaylkaan liilcliicayaa
Laabtaydii qaadee
Miyaan xalay
Xalay xalay Huradaba ladee
Miyaan xalay
Xalay xalay Huradaba ladee
Nin jacayl lumiyoo
Liitaan ahee
Laydhaa i sidatee

Sida sida sida sida sida
Sidaan u laabkacay
Hamuun iigu ladhan
Kuma ladin jacayl
Waan ku laakimoodee
2x
Dumar waa lu,gooyoo
Nacas iyo nin liitay
Laydhiyo dabayl
Lahashada ha ku kicin
2x
Haduu leemo leemoo
La isku qarinin laaraha
Ana laacay aynigii
Hadaan waa waa lilaahiyee
Waa waa waa lilaahiyee
Nin jacayl lumiyoo
Liitaan ahee
Laydhaa i sidatee

Exit mobile version