midabka soomaalidee dunida
u sareeya iyo haybada lagu siiyay
baad hablaha kaga soocantoo
aniga adigaa isitee samirka
waligaa ogow

jacaylkii sabano hore cilmiba
ifka seejiyaa sidiisi ana ii hayo
sucaaday adaa dawa ah

calaf ninku kugu simee sawjadisa
noqote sabina aad xanbaartaba
farxadi sgnaatayoo saldhigii
noloshad tahaye qalbigaygad
sdhantahay

Exit mobile version