inanyahay wacanidaa
oo wanaag banidaa
oo wajigaagu quruxsanidaa
oo warkaagu fiicanaa
waa waxan jeclaadayoo
kuugu war wareegayoo
qalbigeyga ku weyn tahaye
inan yahay ila wadaag
ila wad wadoo ila wal waal
oo wehel caashaq ii ahow
aan waligeen wada jirnee

Exit mobile version