xaliimoy xaax
xabadka isaar xaax
aan kuu raxeyee xaax
xabadka isaar xaax
xaliimoy kaalay ila xaajoo xaax xabadka isaar xaax

ala xaax xaliimoy kalay
ila xaajoo xabadka isaar saaxiibtay baad tahay xaliimoy xalay dhan baan
baas kaa ku dhafray xaliimoy
kaalay ila xaajoo xaliimoy
mise xamdi baan kaa raacaa
xageen ku geeyaa xaliimoy
naayaa xaliimoy xabaalaha
hoostiisa mise sariirta korkeeda

xaliimo xawa ha is ciil xumeenin xawa ha is ciil xumeenin ileen xaas kaygaa
tahay ha xanaaqin
xaliimoy xaax kalay isii
xabadkaa isaar xaax
aankuu raaxeeye xaax
xabadka ii salaax xaax
xaliimoy kalay ila xaajoo
xaax xaliimoy xaax
kaalay ila baashaal xaax
aan damaasheed ah

kabax xaax xalimo
xaas kaygii bad tahay
xaasid ha igu noqonin xaliimo
xiskaan kugu hayaa xaliimo
xoog ha isoo saarin xashi camal ha iga bi in xalimo
ha iga xanaaqin xalimo
naaya xalimo xiskaygad ku taalaa naayaa xeerkad iga jogtid iga dhoor xanjo camal yaanan ku calan jin xalimo
xujo ha igu xirin xabsi ha igeen
xaas kaygad tahay ha iga xanajin iska daa hee

xalimoy xaax xagen ku geya xaax gurigayga marabtaa xaax
kalay xabadka aan ku saaree
xaax xaliimoy xaax

Exit mobile version